U gudub nuxurka bogga
SABAAD

layli1

Magac Lab
Xaraf LSubg LA5 xar
1

Rati aan weli rar baran.

2

Tababbaridda qof loo tababbaro hawl gaar ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

LAYLI GOOBALAY (Leelo Goobalay, Laylo Goobalay) waa ciyaar dhaqameed kasoo jeedda bahda ciyaaraha ah ee la isku yidhaahdo Manqala.

”
“

Mustaf Layli Sahal oo ah guddoomiyeha Degmada Mareerey ayaa sheegay in arrintaasi tahay mid waji gabaxnimo ah islamarkaaana dad shacab ah uu Mareykanku xasuuqay.

”
“

Ciyaar soomaalida waxaa ka mid ah shaxda, layli goobalayda (leelo googabalay), riyo ka dhalista, jarta, iyo kuwo kale oo badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
layli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan