U gudub nuxurka bogga
SABAAD

quruurux

Magac Lab
Naxwejool.
Xaraf QSubg QU8 xar
1

.u Dhagax yaryar. quruurux-bataax m.l.u Dhadhaablakabeed habe ah oo ka kooban xabiib bataax ah oo ay isu hayaan waxyaalo ay ka mid yihiin nuurad (calcium carbonate) ama suubaan (silca).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Asmaa ayaa waxay ku tidhi, awoowe, aabe wuxuu nooga tegay hanti fara badan, dabadeedna waxay qaadday dhagaxyo quruurux ah oo ay ku ridday meel daaqad oo kale ahayd oo ay ku ridan jirayn lacagaha, waxayna ku duuduubtay maro.

”
“

“Hooyo Nolosha Caydiga Naasahaga Weeyaan”, Waxa Curiyaay Heestan Rooble M. Issa (Quruurux) Dhakhaatiirtu markasta waxa ay hooyooyinka ku dhiiri galiyaan in ay carruurta naasaha nuujiyaan.

”
“

Sannadkii 1995-kii ayaa markii u horaysay madaarka Burco waxoogaa dayactir ah lagu sameeyey, laakiin dhabbuhu maadaama lagu goglay quruurux ama jay marka ay diyaaraduhu cabbaar isticmaalaan-ba waxay u geystaan duqad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

jool.

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
quruurux - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan