U gudub nuxurka bogga
SABAAD

leelo

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LE5 xar
1

Xayaabada dusha ka fuusha cuntada la kariyo.

2

Xaafoodka kor fuula biyo in badan meel ku jirey; saaruq.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ciyaar soomaalida waxaa ka mid ah shaxda, layli goobalayda (leelo googabalay), riyo ka dhalista, jarta, iyo kuwo kale oo badan.

”
“

LAYLI GOOBALAY (Leelo Goobalay, Laylo Goobalay) waa ciyaar dhaqameed kasoo jeedda bahda ciyaaraha ah ee la isku yidhaahdo Manqala.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L · LE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
leelo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan