Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxaa lagu khatimay labo lifaaq kala ah: taariikhda qoraalka farta Soomaaliga iyo afka Maymaayda oo dhowaan la qoray.
”“
Waxaa safiirka Kenya ee Addis soo gudbiyay qoraal dheer oo sir ah, loona diiday in saxaafada lasiiyo lifaaq, qoraalkaasi oo uu soo diray Guddoomiyaha guddiga farsamadda IGAD Danjire Bathuel A. Kiplagat.
”“
Waxay garwaaqsadeen in Barlamaanka ku yimid rabitaanka ISIMADA akhriyeenna dastuurka Puntland kana doodeen 141-Qodab iyo labada Lifaaq daraasad dheer dabadeedna u codeeyeen meelmarintiisa.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-qyo, m.dh
Xarafka
L · LI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
