U gudub nuxurka bogga
SABAAD

machad

Magac Lab
Naxwe-dyo/macaahid, m.dh
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Dugsi mihnadeed oo ka heer sarreeya dugsiga sare, kana heer hooseeya kulliyad jaamacadeed.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ariel Sharon oo codkiisa ka dhiibtay goob ku taalla Machad Sare oo ku yaalla Qudus, ayaa yidhi; "Waxaan rajaynayaa in tani ay noqoto markii ugu dambaysay muddada afarta sanno ah ee soo socota."

”
β€œ

Degmada waxaa bishii 8-2013 laga furay machad lagu baranaayo barashada shareecada islaamka ah taasoo loogu tala galay dadka waa-wayn oo da-adoodu ka sarayso 13 jir.

”
β€œ

Degmadu wexey leedahay cusbitaal weyn, dugsi sare, dugsi hoose-dhexe iyo machad waxbarasho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo/macaahid, m.dh

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
machad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan