1
Hooy; guri.
2
Ilmagaleenka haweenka.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Dhaawaceeda oo ah mid sahlan ayaa Puntlandpost u xaqijiyay Shaqaalaha Isbataalka Guud ee Garoowe, waxaa kaloo dhaawaceeda sahlan noo xaqiijiyay Wasiirka Wasaaradda Haweenka Caasho Gelle Diiriye oo la joogtey makaan la xiriirney.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno, m.dh
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
