U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sahlan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Wax aan dhi-baato lagala kulmin ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Waa sahlan tahay,” ayuu ninkii Gurxan niyadda ugu dejiyey (12).

”
“

Afhayeenka dowlada Ethiopia Bereket Simon ayaa ka sheegey magaalada Addis Ababa in madaxweyne goboleedka uu dhaawca ka soo gaarey lugta dhaawaciisuna yahay mid sahlan.

”
“

Caanaha naaska hooyadu waxay keenaan inay ilmaha ka timaaddo saxaro jilicsan oo si sahlan u soo dhaafta ilmaha, halka ilmaha la siiyo caanayowga kale ay ka timaaddo saxaro weyn oo uu soo dhaafitaankeedu ilmaha dhibo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sahlan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan