U gudub nuxurka bogga
SABAAD

malaas1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Malaas ayaa ka mid ahaa macalimiinta dugsiga tababarka Hiilweyne waxaana ciidamada dowlada Federaalka uu ku biirey markii ay ku xereysnaayeen xerada Kongo iyo Manaas ee gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Bay iyada oo uu halkaas tabaro ka bixin jirey.

”
“

Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray G/Sare Axmed Cabdi Maxamud oo ku magac dheeraa Malaas ayaa waxaa dilkiisa geystay kooxo ku hubeysnaa Bastoolado iyadoo ay markii ay dileen baxsadeen, mana jirin cid dabagal ku sameysay kooxahaasi dilka geystay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
malaas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan