Tusaale Dheeraad ah3
β
Dildilloonka hirarkiyo berrigu wuxuu daboolaayo Xidigahan dabrane aan sidii dhimbilo soo daadan Waxa belo dahsoon iyo waxaad derbi ku owdeyso Waxad naga dadbeysaba Rabbiyoow badi dad waa mooge Adigaa khalqigan kala dabbara awalna soo deystay.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-iyo, m.dh
Xarafka
D Β· DE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
