U gudub nuxurka bogga
SABAAD

malab

Magac Lab
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Miid aad u macaan oo shinnidu sameeyso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sida malow shanshadu muruxday oo maro ku duubaaya Ama mulac digaag meheriyoo, malab la dhuuqaaya.

”
“

Com, waxayna tidhi: Sida malow shanshadu muruxday oo maro ku duubaaya Ama mulac digaag meheriyoo, malab la dhuuqaaya.

”
“

Xidhiidhkoodu waa mid ka yimid go'aan lagu degdegay oon lagaga tababushaysan waxii ka iman kara, iyadoo loo qaatay in waxwaliba noqon doonaan malab iyo caano.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
malab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan