U gudub nuxurka bogga
SABAAD

digaag

Magac Lab
Xaraf DSubg DI6 xar
1

.u Shimbir aan duulin, la dhaqdo oo hilibkeeda iyo ukunteedaba la cuno; dooro; luki.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Maanka iyo madaxaba waan u ruxaa, oo haddii aanay sheekadiisu milix iyo basbaas lahayn waxaan isku dayaa inaan maraq digaag iyo xawaashba ugu daro.

”
β€œ

Wadamada caalamka intooda badan ee leh dhulbeeraad isla markaana xoolaha dhaqda, beeralaydooda way mideeyaan falashada beeraha iyo xanaaneynta xoolaha nool sida lo'da iyo digaag oo sahal u ah in lagu xanaaneeyo beerta dhexdeeda ama agteeda.

”
β€œ

Digaag ( Af-Carabi Ψ―Ψ¬Ψ§Ψ¬Ψ© Af-Laatiin Gallus Af-Taliyaani Pollo Af-Ingiriis Chicken ) waa shimbiro gurijoog ah oo dadku dhaqdaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D Β· DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
digaag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan