U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masaxo1

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Maro yar oo wax lagu tirtiro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Farxaan oo ka yaraa ayaa isaguna fariidnimo la yimid isaga oo marka uu iskuulka ka yimaado bilaabay inuu baabuurta masaxo si uu yoomka uga soo helo.

”
“

Fouda in laga reebay cajaladdii fiidyawga ahayd, si looga masaxo wejiyada Khaalid iyo Ramzi, laakiin aan loo keenin cajaladdii sidii lagu ballamay.

”
“

Maxamud axmed anajad uu ku celceliyo in gebi ahaanba Isra’il laga masaxo khariidadda adduunka iyo inaysan ahaynba dal jira ee ay yihiin oo kaliya buracad ama qawleysato dhul dad kale dulsaar ku ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masaxo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD