U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dulsaar1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf DSubg DU7 xar
1

Faa'iido laga helo lacag bangi la dhigtay.

2

Lacag dheeraad ah oo laga qaato lacag cid la amahiyey.

3

D. ah: qof ka shaqeeya hay'adda uu ka tirsanyahay mid aan ahayn.

4

D. ah: cid ciddii mas'uuliyaddu ka saarrayd aan ahayn la nool. 5.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dowladaha ku amar taagleynaya Bartamaha iyo Koofurta Somaliya waa dowlado maqaar-saar ah oo dulsaar ku ah deegaanka oo aan dan ka laheyn xaqa iyo maslaxadda dadka deegaanka.

”
“

Inkastoo ay Dawladdu dulsaar ku ahayd wadanka Kenya hadana taasi kamay joojin inay qaybo ka mid ah waajibaadkeeda gudato.

”
“

Waxaa xusid mudan in tiro badan oo dhallinyaro hawlgal noqon kari lahaa oo loo baahnaa inay helaan shaqooyin daboola baahiyahooda aasaasiga ah ay weli dulsaar ku yihiin waalidkood ama dad kale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dulsaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan