Tusaale Dheeraad ah3
Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Arrimaha Afrika Jandayi Frazer oo ku sugan Nairobi ayaa maanta ka hadashay arrimaha Somalia, iyadoo sheegtay in DF looga baahan yahay inay tixgelin siiso kooxaha mucaaradka ah.
”In badan ayay ku hubsadeen masuuliyad qaran oo u baahnayd in cadaaladdu siiso muwaadinka aqoon iyo karti ku hanan kara, laakiin ay muxaafidka u meel martay in ay ku fadhiisiyaan qof ay ku soo xulleen; hayb-wadaag, kooxaysi iyo hayo-fududaan dhinacooda ah.
”Hay'ad lala xiriiriyay Argagaxiso Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa waxay xannibaad kusoo rogtay dhaqaalaha hay'ad ka howlgasha Somalia, taasoo lagu eedeeyay inay gacan siiso mintidiin Somali ah.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
S · SI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
