U gudub nuxurka bogga
SABAAD

munaasib

Magac Lab
Xaraf MSubg MU8 xar
1

.kh

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Hay'aduhu waxay faraha la galeen howlo aan munaasib ahayn, taas ayaana keentay inaan go'aansano inaan ku amarno inay gobolka ka baxaan, waana la dagaalamaynaa amarkan kadib" ayuu yiri Jabriil.

”
“

Afhayeenka ergada Isbahaysiga Asmara Daahir Maxamud Geelle oo saxaafadda kaga warbixiyay ka bixitaankooda shirka ayaa sheegay inaysan munaasib u ahayn inay shir kala qaybgalaan xubin ciidamadooda ay dalka Somalia ka wadaan gumaad.

”
“

Dhinaca kale ciyaarta qaybteedii hore waxa ku soo baxay falal aan munaasib ku ahayn kubadda cagta, waxaana dhacay khaladaad aan loo baahnayn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
munaasib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan