U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daahir1

Magac Lab
Naxwedii.
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Aan najaso lahayn; nadiif.

2

Sida muuqata ama muqaalka guud.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baarlamaanka Somaliland ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda isugu yimaado kulan xasaasi ah isla markana laga hor aqriyo qodobbadan lagu heshiiyay, iyadoo Daahir Riyaale uu horay u soo saxiixay heshiiska.

”
“

dagaal yahano kale ayuu sheegay Guddoomiyaha gobolka in lagu dilay dagaalkaasi isla markaana ay baxsadeen Hoggaamiyeyaal ay ka mid ahaayeen Abuu Mansuur, Xasan Daahir iyo rag kale oo muhiim u ah Shabaab.

”
“

"Annaga waxaa noo cuntamaya wixii shacabka Soomaaliyeed u cuntamaya, haddii shacabku ku qancan go'aannada lagu gaaro shirka Jabuti, anaguna waan ku qancayna" ayuu Sheekh Daahir Aweys u sheegay saxaafadda isagoo ku sugan Asmara.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

dii.

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daahir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan