U gudub nuxurka bogga
SABAAD

munaasab

Magac Lab
Xaraf MSubg MU8 xar
1

.kh M. ah: hadal habboon ama macquul ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa uu intaa ku darey in mabda' ahaan, in dowladda Britain ay faa'iido badan ku qabi karto ku biirida lacagta mideysan ee Yurub ee Yurogga, hase ahaatee, waxaa waajib ah in marka hore ay xaaladda dhaqaaluhu tahay mid munaasab ah.

”
“

Gudoomiyaha Karkaar oo la waydiiyey fikirkiisa ku aadan dadka u dhashay Somalida Ogadenia oo loo dhiibayo Ethiopia ayaa sheegey in fikir ahaantiis aysan aheyn arin munaasab ah oo aan wanagsaneyn.

”
“

Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Mas'uuliyiintii uu haklkaasi kula kulmay u sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay Dhismayaasha iyo Hoolalka Xaruntaasi oo uu sheegay in ay Munaasab tahay in Xildhibaanadu markasta ku shiraan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
munaasab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan