U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nashaad

Magac Lab
Naxwe-ddo, m.dh
Xaraf NSubg NA7 xar
1

Farxad iyo firfircooni.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Laakiin cilmi baris ay dhowaan sameeyeen koox dhaqaatiir ah oo si gaar ah ugu takhasustey maskaxda ayaa waxay rumeysan yihiin in jimicsiga uu qofku sameeyo ay xoog iyo nashaad dheeri ah gelin karto xubnaha sida lafaha, murqaha, wadnaha iyo sambabada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ddo, m.dh

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nashaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan