Dad badan oo ciyaartoy ah oo kubbadda nooc ka mid ah ciyaara. kooxaha dhiigga m.l (baay.) Noocyada farabadan ee dhiigga dadka loo kala sooco. koox-amayno Waxay ku xidhan tahay joogista iyo maqnaanshaha qaar ka mid ah borootiinnada (lid jidh-dhaliyayaal) unugyada cascas guudkooda. Koox dhiiggoodu waxa uu ka koobanyahay lid jidh-galayaal ku jiramuudka kaas oo ka hor yimaadda lid jidh-dhaliyayaasha kooxaha kale. koox-amayno m.l (-xo ..., m.l) (kiim.) Iskudhis leh kooxda - NH -halkaas oo atamka naytarojiin aanu ku dheggeneyn kooxo kaarbonayt ama atamyo kale oo haydarojiin ah. Ururku waa kooxda amayno.
Tusaale Dheeraad ah3
-jirka Luzi, wuxuu ku biiray kooxda Gerard Houllier oo ku hawlan tabobar ay toddobaadkii hore u tagtay garoon ku yaal Swiss, wuxuuna ciyaari doonaa kulan tijaabo ah oo Liverpool Jimcaha la yeelan doonto koox waddankaas ah.
βFalanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
-xo, m.l
K Β· KO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
