U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qabooji

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf QSubg QA7 xar
1

Wax, wax qabow ah ka dhigid.

2

Wax xasilin.

Tusaale Dheeraad ah2

“

.qabooji biyaha. 5.kadib waxaas siisaa cunuga fuuqbaxaayo sadex qaando una dhexeysii mudo ilaa toban daqiiqo ah. dadka waaweyn waxaad siin kartaa ilaa shan qaato markiiba.

”
“

Marka saaxiib is qabooji, wax walbaa way hagaagayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qabooji - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan