Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Kuleyl la'aan.
Q. ah: wax aan kululeyn.
Mar alla markay codkiisii maqashay ayey neef qabow oo weyni ka soo yeedhey, raynrayn ayey hadli kari weyday.
Sheekh Shariif ayaa mar wax laga weydiiyay heysashada maxaabiistaan ayuu si qabow uga jawaabey balse beeniyay.
Waxaa isu sawiray iyadoo mar kale keli ku noqotay aqal qabow badan iyo ubad qurbe jooga oo faraha-laga-qaad ah.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
Q · QA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag