U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siin1

Magac Lab
Naxwe-iiman, m.l
Xaraf SSubg SI4 xar
1

Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka

2

Duuf.

3

Taar.

4

Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn.

5

S. ah: subag dhalaashan.

6

(-iiman, m.l) Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka Maraykanka iyo kanada ayaa indhaha faraha iska geliyay kadib markii habeen dhowayd birtii laydhka siin jirtay suuxday oo siraad laga waayay.

”
“

Dec 2010- Ergayga ayaa waxaa uu daaha ka rogay in ay siin doonaan Ururka Midowga Afrika taageero dhinac dhaqaale iyo mid Milatari..

”
“

Burcadbadeed haysta markab laga leeyahay dalka Imaaraadka oo sita calanka dalka Pamana ayaa sheegay inay dili doonaan 24-shaqaale ah oo la socda markaabkaas ayna quusin doonaan haddii aan la siin lacag madaxfurasho ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iiman, m.l

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan