U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qadan

Magac Lab
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Nasiib; ayaan.

2

Q. ah: qof xoog iyo laf leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Muqdisho (AllPuntland) - Ciidamo fara badan oo Boolis ah ayaa saaka lagu daadiyay isgoysyada caasumada Muqdisho, kuwaasi oo ka qeyb qadan doonaan sugida ammaanka magaala madaxda soomaaliya.

”
“

Wuxuu la soo kacay walax markii hore loo qadan karay inay Ul tahay, hayeeshee ka duwanaatay markuu soo wada baxshay.

”
“

Xulka Gobolka Saaxil Oo La Magacaabay Berbera (Haatuf):- Iyada oo la filayo inay dhawaan dalka ka bilaabmayaan ciyaarihi gobollada ayaa intooda badani isu diyaarinayaan sidii ay qayb laxaad leh tartanka uga qadan lahaayeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qadan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan