Skip to main content
SABAAD

qaraf1

Magac Lab
Naxwe-fyo, m.dh
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Kabriid; tarraq.

Tusaale Dheeraad ah2

Waxaan maqli jiray asagoo leh, “war bal ila eeg waxbaan ka qaraf-qarafsiiyeye”, macnaha waxbaan qoray.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-fyo, m.dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaraf - sawirka la wadaagga

La Wadaag