U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maqli

Magac Lab
Xaraf MSubg MA5 xar
1

1.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sida aan weligey ku maqli jiray, hase yeeshee, aan shaki ku jirin in weli ay jiraan wax ii dhiman, “Afhayeen” waxaan ku ogaay in uu yahay qof u hadlaayo qof kale ama qof u hadlaayo xafiiska uu ka tirsan yahay.

”
“

Waxaad arki doontaa Wasiiro-dawle ka awood badan wasiirka, waxaad maqli wasiir-ku xigeen,shanbadda madaxweynaha ku xoojiya awooddiisa,oo gees mara wasiirka.

”
“

Waxa kale oo aan maqli jirey ragga sahanka ah oo kolka ay warbixinta sheegayaan yidhaa, ‘Xalay oo dhan guuraanu ahayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maqli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan