Tusaale Dheeraad ah3
β
Kooxda bisha cas ee dalka Kenya ayaa laga soo xigtay in tirada dhimashadu ay sii kordhayso, iyadoo sababta dabka dhalisay aan la garanayn, balse ay jiraan warar sheegaya in ruux careysan uu kabriid ku dhajiyay shidaalkii ay booyadu waday.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-ddo, m.dh
Xarafka
K Β· KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
