U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mareeg

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Qoolasha maqasha qoorta loo geliyo.

2

Summad geela qoorta looga dhigo, oo ah goobaabin qoorta ku wareegsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Micnaha web afsoomaaliyeyn waa Mareeg wa isku keenid ama aruurin waxyaalaha ka dhaca dunida daafaheeda oo lagu kulmiyay hal meel.

”
“

Maxamed malin cali (MALIN QARAF) wuxuu dhashay tariikhdu markay ahayd 1759kii wuxuuna ku dhashay duleedka gobalka mareeg wuxuu ahaa aabihii dhalay halyeeyada CILMI(sandheere)CASIR(kabooto)GUULEED,COSOBLE.

”
“

Duxiya iyo dareemada (Heestii Ceeldheer & Mareeg) By Galeyr - 15 Mar 2009 Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xasan: "Qoraa Oromo runta kama sheegin Dhacdadii..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mareeg - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan