U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaxar1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA5 xar
La Mid Ahqahar1Magac Lab
1

Dhibaato lagala kulmo hawl, socod iwm oo la qabto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bilo haddaannu wada joognay, waxaan ogaadey sida ay qurux badan tahay inay u qaxar badan tahay.

”
“

Habartan oo magaceeda la yidhaahdo Sareedo af-dheer waxay ka soo ciyaar guday sariibadda Burco, waxayna tidhi: qaloocow qays baad is moodoo, waad qaxar badnaatee caawaba xagaad qaban.

”
“

Habartan oo magaceeda la yidhaahdo Sareedo af-dheer waxay ka soo ciyaar guday sariibadda Burco, waxayna tidhi: “Raadyow qaloocow qays baad is moodoo, waad qaxar badnaatee caawaba xagaad qaban.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaxar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan