U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baad1

Magac Dheddig
Naxwe-dad, m.l
Xaraf BSubg BA4 xar
1

Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho.

2

Hadiyad la siiyo qof madax ah. bąad1 m.l

1

Caws, caleen, xaab iwm oo ay xooluhu daaqaan; daaq.

2

Mid ka mid ah labada garab ee haadda ama dayuurad; baal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Anigase meeshii baad iyo biyo leh waa lay sahmiyaa, dabadeed anigoo lay ilaalinayo ayaa lay geeyaa.

”
“

Aad iyo aad baad u mahadsan tahay M. Aden.

”
“

Anigu xisbi waxaan u aqaan ka dadka baraya ee yidhaa waxaasaan idiin qabanayaa, waayo dimuqraadiyaddu waxa weeye awoodda oo shicibku leeyahay oo wuxuu doonayo aad qabatid, markaas baad xisbi noqonaysaa, laakiin maaha reer iyo qabyaalad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-dad, m.l

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan