U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bilo

Fal Magu (3)
Naxwebishay, bilatay
Xaraf BSubg BI4 xar
1

Bil dhalasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaaraan qasab ah ayaa laga bilaabay tuulada si xafladda caleema saarka loo bilo.

”
“

Bil xaqiiqan, iyadoo la tix-raacayo waxqabadka la taaban karo ee ay Dawladdu ku sameysay bilo gudahood, sansaanta muuqato waxa ay marqaati ka tahay in Dawladdu aysan aheyn xil-doon balse ay tahay xal-doon.

”
“

Bilo haddaannu wada joognay, waxaan ogaadey sida ay qurux badan tahay inay u qaxar badan tahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

bishay, bilatay

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bilo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan