U gudub nuxurka bogga
SABAAD

socod

Magac Lab
Naxwefiis.Fiisigis
Xaraf SSubg SO5 xar
1

Lugaha oo si isbada-joog ah loo qaado iyadoo meel laga dhaqaajinayo.

2

Dhaqdhaqaaq aan joogsi lahayn. socod iskudubbaridan m.l Socod kaleedka saxar ama walhasho leh muuqaal-ka hireed ee qaabka garaafka sayn. socod iskudubbaridan oo fudud m.l Saxar ama walax ee waxa ay ku socotaa socod iskudubbaridan oo fudud, marka ay ku washato bar maguur, ayna raacdo xarriiq toosan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Banaanbaxayaasha ayaa socod ku gaaray safaarada ay Isaraail ku leedahay dalka Kenya iyagoo markaana tuuryo ku bilaabay hase ahaatee waxaa ka horjogsaday arinkaa ciidamada milatariga ee dalka Kenya iyo kuwa rabshadaha ka hortaga.

”
β€œ

Dadka Muqdisho ayaa dhegta u taagaya waxa ka soo bixi kara kulamada ay leeyihiin ganacsatada ee ku aadan socod siinta lacagaha duuga.

”
β€œ

Banaanbaxayaasha ayaa socod ku maray Wadada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye meelo ka mid ah..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

fiis.

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

S Β· SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
socod - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan