U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaylo

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Dhawaaq dheer oo nafley sameyso.

2

Canaan.

3

Digniin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ilhaan cabashooyinka iyo qaylo dhaanta u imanaysay marnaba may beddelin mawqifkeedii.

”
“

Way cidlootay, waanadu waxba kama tarto oo sidii ruux saar qaba ayey saqda dhexe qaylo kaga kici jirtay.

”
“

Maansadiisu waa dawan, baaq, hodan, xigmad, murti iyo qaylo dhaan xilliga argagixiso jirto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaylo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan