U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ilhaan1

Magac Dheddig
Naxwedii.
Xaraf ISubg IL6 xar
1

Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga yimid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ilhaan kolka way xanaaqday oo weji urursan iyo horuuf ayey kaga dayaamisay masay illaawin tixgelintii ay siinaysay “walaalow marnaba ha ku hamiyin, hana ku riyoon inan mar qudha ku soo jalleeco”.

”
“

Ilhaan “ Dumarka waan la kaftamaa laakiinse raga kaftanba dhaafoo keerba ma siiyo”.

”
“

Waxa da’ay roob aan dhulka wada rushaynin laakiinse inyar oo sayax ah kaga tegey, markii ay Ilhaan isku diyaarinaysay inay u laydhsi tagto kayn ka mid ah kuwii ku yaallay daafihii magaallada, oo aad run ahaantii is odhan karaysay dadkuba way ku yaraayeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

dii.

Xarafka

I · IL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ilhaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan