U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaan1

Magac Lab
Naxwe-aaman, m.l
Xaraf DHSubg DHA5 xar
1

Doonidda iyo keenidda biyo meel fog laga doono.

2

Gaadiid weel biyo ku jiraan ama lagu doonayo saaranyahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Horay ayaan ugu dignay in ay dadka ka fogaadaan goobaha ay ku sugan yihiin nabad diidka cidii ku dhimatayna iyagoo ka mas'uul ah waxaana u aragnaa iney iyaguba caddow yihiin maadaama aan marar fara badan qeylo dhaan ka sameynay" ayuu yiri Maxamed Dheere.

”
“

Qaylo dhaan xoogan oo xiligaan kazoo bexeysa qaar ka mid ah Barakacayaasha ku sugan Muqdisho.

”
“

. Waxa Guddoomiyaha caado u noqotay in uu qaylo dhaan u soo kala diro madaxda Jaaliyadaha reer Awdal ee dibedda ku sugan, marka uu lacag u baahan yahay oo keliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aaman, m.l

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan