Skip to main content
SABAAD

kici

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf KSubg KI4 xar
1

(f.g) Wax fadhiya istaajin.

2

(f.g) Qof hurda toosin.

3

(f.g) Qoraal hikaadin.

4

(f.g) Matoor iwm howlgelin.

5

(f.mg) Ku k.: col meel ku weerarid.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

K Β· KI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kici - sawirka la wadaagga

La Wadaag