U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raadin

Magac Fal
Xaraf RSubg RA6 xar
1

.dh raadi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa halkan meesha laga raadin karaa macnaynta beenta mala-awaalan ee waraysiyadan.

”
“

Ilhaan may dareensanayn ballantani, oo waxay jartayba tegitaanka keyntaasi, iyada oo filanaysay inu mar uun farxaan ka raadin doono goobtaasi maadaama aanu garanayn guriga ay degan tahay.

”
“

Beesha Caalamka ayaa sheegay in ka bixitaanka kumeelgaarnimada ay tahay bilowga wakiilo rasmiya oo ay yeelato Soomaaliya, waxay kaloo sheegeen inuu dhamaatay waqtigii danaha gaarka la raadin jiray iyo dagaal.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raadin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan