U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rafaad1

Magac Lab
Xaraf RSubg RA6 xar
1

Dhib badan oo nafleydu kala kulanto nolosheeda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadkii qaxay dib ayay u soo noqdeen, waana laga raystay wixii rafaad lasoo maray.

”
“

Waxaa ka muuqatay diif iyo rafaad baán, quruxdi iyo dhaldhallalki ay lahaanjirtayna kama muuqan.

”
“

Muuqda Iyo Dareen La’aanta Dadka Wadooyinku waxay ka mid yihiin waaxyaha dadka u sahla nolosha, kuwaasoo haddii ay dadku waayaan ay kala kulmaan rafaad, isla markaana meesha ay doonayaan ayaa ku dheeraata, oo habeeno inloo dhaxo ku qaadata.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rafaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan