U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ruqaanso

Fal Magu (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf RSubg RU8 xar
1

Neef geel ah kicid isku dayid.

2

Nafley fadhida kuurkuursi samayn.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Belo waatii adoo nabad u yaal ruqaanso ku tiraadee ilaahay nimcaduu isiiyey ku cibaadayso garan waayey.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

R · RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ruqaanso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD