U gudub nuxurka bogga
SABAAD

belo

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BE4 xar
La Mid AhbelaayoMagac Dheddig
1

Belo dhibaato weyn oo xambaarsan murugo iyo tiiraanyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Run sheeg waa belo sheeg iga dheh.

”
“

Dildilloonka hirarkiyo berrigu wuxuu daboolaayo Xidigahan dabrane aan sidii dhimbilo soo daadan Waxa belo dahsoon iyo waxaad derbi ku owdeyso Waxaad naga dadbeysaba Rabbiyow badi dad waa mooge Adigaa khalqigaan kala dabbara awalna soo deystay.

”
“

Tuf iyo taxliil, badhi iyo burcad; burde iyo belo xijaab iyo wax aanay igu deyini ma jirin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
belo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan