U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adoo

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ASubg AD4 xar
1

Magacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi' iyo 'oo'.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Adigoo magaalada Cadan Weyn ka soo jarmaaday, jidka maxkamaddana soo qaaday markaad waddada xeebta Khormaksar soo raacdid adoo garoonka diyaaradaha ku jeeda, shaki ma laha in dareen iyo shucuur laabtu ku doogsataa kugu dhalanayaan.

”
“

Kiciweydey ruqadaan kan lihi ‘ kore u qaadayne Karti li’i adoo meel kunbudha ‘ kuudud xumidaada Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?

”
“

Waxay igu yidhaahdeen:-”Waa amare jooji”,arrintaasna waa ka diiday oo ma aanan joojin oo sidii ayaan u watay Eedaankii kaddibna qolkii dhexdiisii ayay igu miigeeyeen, isma lahayn adoo nool ayaad ka baxaysaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adoo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan