U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saari

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Maro badanaa xariir ah oo dumarka hindidu qaataan oo guntiino iyo hagoogba u ah.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Akhyaartayada indhaha buurbuuranow, waxaynu soo gaadhnay xilligii warka dunida aan idinku gadh qaban jiray, waxana maan-buqda idinkaga saari doona weriye Mr.

”
β€œ

. In xoogga la saaro sidii looga saari lahaa ciidamada Itoobiyaanka ah ee dalka sharci-daradda ku qabsatay, kuwaas oo la hubo in joogitaankoodu uusan marna u adeegeynin xasiloonida gobolka.

”
β€œ

Baarlamaanka DF ayuu sheegay inuu diirada saari doono sharci-dajinta iyo la xisaabtanka xukuumada, isagoo xusay inay Xildhibaanadu diyaar u yihiin inay ku talaabsadaan biseyl siyaasadeed oo lagu gaaro Maslaxada Qaranka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saari - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan