U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saaro

Fal Gudbe/Laba (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Nin naag u galmoosho.

2

Wan lax kudud.

3

Wax, wax kale dul dhigasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Waxa mam-nuuc ah in baabuurta la saaro rar ka badan inta loogu talo galay, sida uu tilmaamayo qoddobka 24aad ee xeerka nabadgelyada wadooyinka.

”
“

.17kii,Jan,1991kii Ciidamada Maraykanka oo horkacaya Xulafo Gaadhaya 33 Dowladood ayaa weerar ku qaaday Ciraaq si Kuwait looga saaro.

”
“

Abwaan Gaarriye iyo adigu sidee rabtaan in la idiin kala saaro?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Laba (3) (f.g/lg3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saaro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan