U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saarsaaran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf SSubg SA10 xar
1

Wax, wax kale dushooda yaalyaal ahaansho. Xeerada bariiska ah hilib baa saarsaaran.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

In yar oo hurdadu weli indhaha ka sii saarsaaran tahay mooyee, inta kale waxay sugayaan madaxdii la dhowrayey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saarsaaran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan