1
Maalinta bisha Arrafo sagaalka tahay oo muslimiintu xajinaysaa banka carrafo taaganyihiin.
2
Roob da'ay maalintiisa sagaalaad ee riibigu kaco.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Dirays buluuglay, waxay abaalkii weerareeda heshay markii Vieri madaxa ku dhaliyay kubbad uu koone ka soo rogay Francesco Totti, goolkaasina wuxuu noqday kii sagaalaad ee Vieri u dhaliyay Talyaaniga.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
S · SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
