U gudub nuxurka bogga
SABAAD

carrafo

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA7 xar
La Mid AharrafoMagac Dheddig
1

Bilaha sannadka soomaaliga ee dayaxa tan ugu dambeysa oo xajka la guto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cawaandaddaa ministarku wuxuu qumaati u hulluuqsiiyay qaar ka mid ah ururada dayr-dhaladka ah, kuwaas oo ayaan dhowayd sheegay in ay caashaqa kala noqon doonaan dawladda ciida carrafo kadib.

”
“

Muslimiinta badan oo gudanaya Xajka sanadkan ayaa maanta taagan dusha sare ee buurta Carrafo oo ah rukniga ugu weyn ee gudaha xajka, iyagoo maanta oo dhan halkaas joogaya.

”
“

Warkan oo weriyihii soo khaawisay barje ku habsaamay, wuxuu sheegay inuu xoolahaas ula niyooday inuu kaga barakaysto ciiddi barakaysnayd ee Carrafo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
carrafo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan