U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sakaraad1

Magac Lab
Xaraf SSubg SA8 xar
1

Xanuun aad u daran.

2

S. ah: nafley xaaladdeedu aad u liidato oo geeri halis u ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Diirad lagu eegay bahalkaas oo sakaraad hawada dhex rafanaya, ayaa dambaskiisii naxash lagaga ururiyay laamaha dalkaas.

”
“

Toddobadii maalmood way liqeen, bilaheenniina waxaynu soo gaadhnay iyada oo ay laba masaxan yihiin, tobankii kalena ay sakaraad yihiin.

”
“

Waxaad moodaysay inuu sakaraad galay oo wuu gariirayey hase yeeshee muu hadal.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sakaraad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD