U gudub nuxurka bogga
SABAAD

geeri

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GE5 xar
1

Wed; dhimasho. geeriggo'an m.l/dh.kh Meel aan dad joojin, aan wax dhaqaaqa joogin; cidla'.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Warsaxaafadeedka Xarakada Al-shabaab ayaa lagu xusay in Itoobiya ay mar kale kala kulmi doono Soomaaliya mid la mid ah jabkii ay la kulantay kal hore, iyagoo sheegay in Soomaaliya ay kaga soo horreeyaan kuleylka xabbada iyo geeri.

”
β€œ

Inuu aabahay golahaas ka qiray inuu geellaa xabad ugu badheedhay oo geeri ku talo-galay, sidaasna ku dhaqay idinkuna waad maqlayseen, markhaatigii u fadhiyowna ka kac, miladina iigu timaado.

”
β€œ

Wedkana gamaskii ma iisho Gaashaan celiyaa ma baajo Ishaa gabadheed ma daaho Ninnaba gabbalkii ma waaro Wax aan hubo geeri kow dheh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G Β· GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
geeri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan