U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saxal

Magac Lab
Xaraf SSubg SA5 xar1 Tusaale
1

Meeraha u dhexeeya dhulka iyo Mariiqa; raage.2. Waqti dhibaato badan oo qof mushkilaysanyahay. .

3

S. ah: qof nasiib daran oo la karahsado.

Tusaalooyin

β€œ

Cali saxal baa haya

”

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Cusri baa daboolaye haddii, Saxal dul gawriiro Dhaaxaan durqumiyaye haddii, β€œdiira!” laga waayay, Maxaan ficil ku doocdoociyaa, beer ma soo duxa’e!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saxal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan