U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ficil1

Magac Lab
Naxweafcaal, m.dh/facaayil, m.l
Xaraf FSubg FI5 xar
1

1.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taasi waxay muujinaysaa inaan nolushu ka maarmin biyo, sidaa daraadeed, waxaa haboon inaanu qofku ka qayb-qaadan ficil keenaya in ay wasakhoobaan biyo wax-tar u leh noolaha.

”
“

"Deeqaha lacageed iyo taageerada siyaasadeed ee caalamka waa kuwo nagu dhiirigelinaya inaan si ficil ah wax uga qabano amaanka dalka" ayuu yiri Sh.

”
“

J: Horta run ahaantii dalkan in aad hiwaayad ahaan uun u daawato mooyaane, ficil ahaan way adag tahay in loo sameeyo oo maanta waxa ka xoogweyn Qaadka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

afcaal, m.dh/facaayil, m.l

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ficil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan