U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaarub

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHA7 xar
La Mid AhshaaribMagac Lab
1

Timaha ka baxa bushinta sare ee ragga korkeeda.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Kuu sheegayaa maqal shafka dhogor ku taaliyo, shaarub weyn ma leediin.

”
“

Shaarub dheer iyo shiddo badan midna ma lahaan jirin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaarub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan